Jubbaland oo War cusub ka soo saartay dagaalkii B/Xaawo, soona dhoweysay warbixintii IGAD

WAR-SAXAAFADEED Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn kadib waxay goluhu isku raaceen in arrimaha soo socda lala wadaago ummada Soomaaliyeed iyo Beesha caalamka. Dagaalkii ka dhacey degmada Baladxaawo oo sababey khasaare naf iyo maalba leh waxay goluhu … Continue reading Jubbaland oo War cusub ka soo saartay dagaalkii B/Xaawo, soona dhoweysay warbixintii IGAD